
Eps 16 Wareysi Reer Columbus, Ohio
Khanbdfenikhan
27 min
Kids
تفصیل
<p>Wareysi aan ka qaadey qaar kamid ah dadka reer Columbus, Ohio oo lagu eegayo dareenkooda iyo fakarkooda ku saabsan madaxweynaha cusub ee Somalia Xassan Sheikh Maxamud iyo administrationkiisa cusub. Wareysigeena wuxuu ku koobnaa 2 su'aal.</p> <p>S1: Seed u aragtaa maxaxweynaha cusub ee wadanka Somalia iyo admistrationkiisa cusub?</p> <p>S2: Maxaad isleedahay waa dhibaatooyin ka hada hortaagan dowlada cusub iyo sideebey uga gudbi kartaa?</p>
اپ لوڈر
اقساط
1
Eps 16 Wareysi Reer Columbus, Ohio
Khanbdfenikhan